|
Dowlad goboleedka Banadir State oo bayaan culus ka soo saaray xilliga kala guurka ee uu dalku marayo
Mogadishu Sabti 19 May 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Dowlad goboleedka Banadir State oo bayaan culus ka soo saaray xilliga kala guurka ee uu dalku marayo
Madaxweynaha maamul goboleedka Banasir State ayaa bayaan ka soo saaray markii maamulkiisu uu dersay marxaladda kala guurka ah ee uu dalku marayo, hab raaca muranka dhaliyay ee loo dejiyay in looga gudbo marxaladda kala guurka ah.
Bayaanka oo uu ku saxiixan yahay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Banadir State Md. Maxamed C/raxmaan Cali ayaa waxaa kale oo lagu caddeeyay inaan wakhti kordhin dambe lagu darin 20-ka Agosto oo horay loogu sameeyay Dowladda KMG ah.
"Ansixinta Dastuurka waa in dib loo dhigaa muddo hal sano ah loona xilsaaro Baarlamaanka iyo xukuumadda cusub ee xilka la wareegi doonta inay dastuur ku soo sameeyaan muddo hal sano gudahood ah" ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Banadir State.
Bayaanka ka soo baxay Madaxweynaha Banadir State oo sidiisa u qoran hoos ka akhriso:-


Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|