|
Gudomiyaha Ahlusunnada Konfureed oo tacsi u diraya ehelada iyo ummada Somaliyeed ee uu ka baxay Sh.Cumar Sh.Maxamed Farax
Mogadishu Isniin 28 May 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Gudomiyaha Ahlusunnada Konfureed oo tacsi u diraya ehelada iyo ummada Somaliyeed ee uu ka baxay Sh.Cumar Sh.Maxamed Farax
Inalilahi wa ina ileyhi rajucuun Anigo ah Gudomiyaha Ahlusunna ee gobolada Konfureed Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax waxaan halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya ehelaadi iyo guud ahan ummada somaliyeed ee uu ka baxay Sh.Cumar Sh. Maxamed Farax .
Sh. Cumar Sh.Maxamed Farax Aqoon badan ayan ulaha wana soo wada shaqaynay waxaa uu aha Hogaamiye qayb weyn ka qatay so celinta sumcada ay manta ku fanan Ahlusunna Waljamaca Sh.Cumar waxaa uu aha geesi aan gaban dacadna ka Camal kasta oo u qabanaayo.
Waxaan si qaas ah Tacsidaan ugu diraya Dhamaan Culumaudiinka Ahlusunna Waljamaca meelkasta oo ay jogaan waxaan leyahay ilahay janadii Fardowso haka waraabiyo inti uu ka tagayna Samir iyo Imaan Alaha ka siiyo. Amin Amin Amin.
——————————————————————
Xafiiska Warfaafinta Ahlusunnada Konfureed
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|