Somali News
    Hees  

Liiska Magacyada Ergooyinka 135-ta xubnood ka kooban yahay ee soo xulaya ergooyinka ansixinaya dastuurka iyo Beelaha ay ka kala soo jeedaan

Mogadishu Axad 6 May 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Liiska Magacyada Ergooyinka 135-ta xubnood ka kooban yahay ee soo xulaya ergooyinka ansixinaya dastuurka iyo Beelaha ay ka kala soo jeedaan.

Waxaan halkaan idinku soo gudnineynaa magacyada ergooyinka ama oday dhaqameedyada Soomaaliya ee ka qeybgalaya shirka looga hadlayo ansixinta dastuurka Dowlada KMG ah kuwaasoo laga sugayo inay soo xulaan ergooyin gaaraya 825 odey kuwaasoo 15-ka bishaan ansixin doona dastuurka cusub Magacyada guud ahaan ergooyinkaasi iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan ayaan sidaan ah:-
Digil iyo Mirifle Traditional Elders List

1.Yusuf Abdiyow - beesha Eelaay
2.Malaaq Xasanow Cumurow- beesha Hariin
3.Mohamuud Xasanow Macalin- beesha Leysaan
4.Macallin Cali Barre- beesha Jaroon
5.Xaaji Xasan Gaale Nuunow (wakiil) – beesha Haraaw
6.Malaaq Madey Malaaq- beesha Macalin weyne.
7.Malaaq Malabow Malaaq Xasan- beesha Garwaale
8.Sheekh Aadan Gardhuub- beesha Reer Dumaal
9.Sheekh Aamin Barwaani- beesha Eimid
10.Malaaq Deerow Malaaq Yacquub- beesha Disow
11.Kuusow Maxamed Maxamuud (Wakiil) - beesha Qoomaal
12.Shariif Muxidiin- beesha Asharaaf
13.Malaaq Cali Shiine - beesha Waanjeel
14.Osman Ibdiyo Enow - beesha Heledle
15.Malaaq Maxamuud Maxamed Cabdi- beesha Hadame
16.Malaaq Isaaq Ibraahim Xuseen- beesha Luwaay
17.Ibraahim Macallin Ali (Wakiil) - beesha Geelidle
18.Hassan Buule Abdulle (Wakiil) - beesha Jilible
19.Malaaq Xasan Shuuri- beesha Hubeer
20.Cabdirashiid Sheekh Cabdisalaam- beesha Yantaar
21.Ahmed Aadan Laamow- beesha Gowaabwiin
22.Maxamed Cali Xussen- beesha Gasaaragud
23.Malaaq Cabdulqaadir Aadan Mataan- beesha Eeyle
24.Siidow Maadow- beesha Shanta Caleemood
25.Cusmaan Axmed Cabdi- beesha Geledi
26.Suldaan Faqi Saciid Faqi- beesha Tunni
27.Suldaan Buube Suldaan Abdalla Buube- beesha Bagadi
28.Warsame Ibraahin Caliyow Ibrow- beesha Jiide
29.Aadan Ali Macalin Banin- beesha Gare
30.Siidey Xaaji Maxamed Nuur- beesha Dabare Dir.


Darood Traditional Elders List
31.Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor- beesha Maxamed Subeer 32.Suldaan Faarax Suldaan Cusman (Nageeye) - beesha Maqaabul 33.Ugaas Hussein Ugaas Cismaan (Nur) - beesha Tolomooge
34.Ugaas Maxamed Ugaas Hassan (Shangolow) - beesha Bahgari 35.Ugaas Cumar Ugaas Xiireey- beesha Cawlyahan
36.Ugaas Cabdulqaadir Ugaas Cusmaan Ugaas Aaden- beesha Bartire 37.Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle Suldaan Burtinle – beesha Awrtable
38.Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin- beesha Dashiishle
39.Garaad Jaamac Garaad Cali- beesha Dhulbahante.
40.Garaad Saleebaan Garaad Maxamed - beesha Dhulbahante 41.Ugaas C.llaahi Ciise Nuur- beesha Dhulbahante
42.Garaad C.llaahi Soofe Duraan- beesha Dhulbahante
43.Maxamuud Ugaas Axmed- beesha Leelkase
44.Suldaan Subeyr Xaaji Maxamuud- beesha Leelkase
45.Sultan Saciid Sultan Cabdisalan Sultan Cali- beesha Warsangeli 46.Suldaan Maxamed Cabdullaahi Cartan- beesha Warsangeli 47.Burhaan Boqor Muuse - beesha Cismaan Maxamuud
48.Islaan Bashiir Islaan Cabdulle - beesha Cumar Maxamuud 49.Suldaan Saciid Maxamed Garaase- beesha Ciise Maxamuud 50.Beeldaaje Jaamac Cabdullahi Beeldaje- beesha Cali Saleebaan 51.Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin Beeldaaj- beesha Suwaaqroon
52.Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan Xaaji Cali Baalle- beesha Reer Baciidyahan.
53.Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax Beeldaaje Maxamuud- beesha Cali Jibraìil.
54.Ugaas Mohamed Ugaas Hashi Ugaas Hirsi- beesha Mareexaan 55.Nabaddoon Cabdulle Cabdi Ibraahin- beesha Mareexaan – Hawraarsame.
56.Hussein Deer Caddaawe / Mohamed Hassan Yarow- beesha Mareexaan - Reer Xasan.
57.Ibrahin Mohamed Aaden- beesha Mareexaan – Uurmidig.
58.Axmed Barre Cali Xaabbuu- beesha- beesha Mareexaan Galgaduud 59.Sheekh Hassan Hussein - beesha Mareexaan –
60.Hassan Cilmi (Xasan Yare) - beeshaMareexaan – Galgaduud.

Hawiye Traditional Elders List
61.Ugaas Saciid Ugaas Maxamed Carab- beesha Duduble.
62.Jaamac Rooble Sabriye- beesha Duduble.
63.Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde- beesha Murusade
64.Maxamed Axmed Yalaxaw- beesha Murusade.
65.Xasan Axmed Sabriye- beesha Murusade.
66.Suldaan Maxamed Suldaan Muuse Xaaji Lugoloox- beesha Sheekhaal.
67.Faarax Ugaas Muumin- beesha Xawaadle.
68.Nabaddoon Cali Maxamed Oosbito- beeshaXawaadle.
69.Axmed Cabdi Caalin- beesha Xawaadle.
70.Maxamuud Cabdullaahi Yuusuf- beesha Xawaadle.
71.Imaam Maxamed Yusuf Cali- beesha Mudulood.
72.Ugaas Maxamud Cali Ugaas- beesha Mudulood.
73.Xuseen Guure Calasow- beesha Mudulood.
74.Cabdi Abshir Gudde- beesha Mudulood.
75.Maxamed Cabdi Shiddo - beesha Mudulood.
76.Ugaas Cumar Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi- beesha Mudulood 77.Warsame Ali Suuleey- beesha Mudulood.
78.Ugaas Mire Maxamed Ducaale- beesha Saruur.
79.Ugaas Xasan Ugaas Maxamed- beesha Cayr.
80.Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax- beesha Saleebaan 81.Nabaddoon Axmed Diiriye Cali- beesha Saleebaan.
82.Maxamuud Axmed Aaden Caddaawe- beesha Sacad.
83.Garaad Aadan Cilmi Qoorweyne- beesha Sacad 84.Maxamed Axmed Xasan / Ugaas Xuseen Maxamed Daud- beesha Silcis.
85.Islow Abukar Islow Xasan - beesha Wadalaan.
86.Ugaas Cabdiraxman Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxamad- beesha Gaaljecel.
87.Cabdi Xuseen Cabdulle- beesha Dagoodi .
88.Islaw Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi- beesha Baadicadde 89.Islaw Cabdinasir Ugaas Nuurre Ugaas Cismaan- beesha Jiidle 90.Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutubow- beesha Jijeelle.



Traditional Elders List
91.Suldaan Cabdillaahi Kibaar Faarax- beesha Samaroon 92.Nabadoon Abiib Maxamed Maxamuud- beesha Samaroon 93.Suldaan Mohamed Aadan Ashkir- beesha Samaroon
94.Suldaan Diiriye Geelle Cali- beesha Samaroon
95.Caaqil Idriis Jaamac Ciiltire- beesha Ciise
96.Caaqil Maxamuud Jaamac Boqorre (wakiil) - beesha Ciise
97.Caaqil Maxamuud Ibraahin Sahal- beesha Ciise
98.Feysal Boodhle Caddaawe (wakiil) – beesha Ciise
99.Suldaan Maxamed Cabdulqaadir- beesha Cidagale
100.Boqor Raabi Jilaal- beesha Cidagale
101.Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Bulbul- beesha Habar Yonis 102.Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani- beesha Habar Yonis 103.Suldaan Xamid Aadan Mataan- beesha Habar Yoonis
104.Suldaan Xuseen Cabdi Cabdullaahi Arab
105.Suldaan Xuseen Suldaan Xaaji Cabdillaahi- beesha Arab 106.Suldaan Xasan Ibraahin Ismaaciil- beesha Habar Awal 107.Suldaan Maxamed Aadan Sheikh (Ciise Muuse) – beesha Habar Awal
108.Cabdiraxman Aadan Cali Aadan- beesha Habar Awal
109.Boqor Cusmaan Maxamuud Buurmadow – beesha Habar Jeclo 110.Siciid Diiriye – wakiil (Suldan Mustafe Maxamed- beesha Habar Jeclo
111.Faarax Maxamuud Maxamed – wakiil (Suldaan Cali Xirsi Axmed) – beesha Habar Jeclo
112.Toljeclo- beeshaToljeclo
113.Suldaan Ibraahim Cali Suldaan Xaaji Cabdalle Ciise – wakiil- beeshaBiyamaal
114.Ugaas Aaden Diiriye Ibrahin –wakiil - beesha Biyamaal 115.Nabaddoon Cumar Abshir Cumar Ismiin- beesha Biyamaal 116.Ugaas Saalax Cabdinur / Ugaas Xuseen Xaaji Cumar- beesha Surre
117.Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Xuseen / Ugaas Maxamed Khaliif Ibraahim- beesha Surre
118.Ugaas Cabdixakiim Ugaas Maxamed- beesha Bajamaal
119.Ugaas Maxamed Buulle Jiirow- beesha Warday
120.Siid Axmed Sheekh Cabdullaahi Sheekh Ibraahin- beesha Ow Siciid Beesa 5aad

Traditional Elders List
121.Ugaas Aweys Xuseen Honero- beesha Mushunguli
122.Suldaan Maxamed Osman Orow / Ugaas Xaaji Xuseen Maxamadow- beesha Hintiro
123.Ugaas Cali Ugaas Xasan Ugaas Raage- beesha Makanne 124.Imaam Cusmaan Maxamed Cusmaan- beesha Banaadiri 125.Nabadoon Suufi Muude Cali (Bandhabow) - beesha Banaadiri 126.Ugaas Amiin Cali Muumin- beesha Barawaani
127.Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan- beesha Rootis - madhibaan 128.Suldaan Axmed Jaamac Xirsi- beesha Rootis - Yibir
129.Faarax Gacal Guuleed - beesha Rootis – tumaal
130.Suldaan Cabdixaliim Cabdimaalik Yusuf- beesha Ajuuraan 131.Ugaas Abdulkadir Ugaas Ahmed Der / Ugaas Mohamed Ugaas Cabdullaahi- beesha Reer Aw Xasan
132. Suldaan Cabdulqaadir Cumar Faarax- beesha Carab Saalax 133.Ugaas Saalax Maxamud Cabdi- beesha Carab Soomaali
134.Ugaas Cabdi Guure Ugaas Maxamed- beesha Garjante 135.Barakaale- beesha Baajuun

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)