|
Maalintii 5 ayey Gashay Codeynta Finalka Madaxweynaha Soomaaliya ee u dhaxeysa, Shariif, Farmaajo, Cadoow, Muriidi iyo Cabdi Maxamed
Mogadishu Arbaco 9 May 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Maalintii 5 ayey Gashay Codeynta Finalka Madaxweynaha Soomaaliya ee u dhaxeysa, Shariif, Farmaajo, Cadoow, Muriidi iyo Cabdi Maxamed...
Codeyntaan Finalka ee Wareega 3 Codeynta Loo qaadayo Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya ee ay isagu soo hareen 5 Musharax ayaa Maanta Waxa ay Gahsaya Codeyntu Maalintii 5 waxaana la filayaa in La soo Gaba gabeeyo 15ka bishaan.
Codeyntaan waxaa ku Tartamaya Musharxiinta kala ah.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Danjire Cabdulaahi Axmed Cadoow
Maxamed cabdulaahi Maxamed' Farmaajo'
Muriidi Abuukar Mahdi
Cabdi Maxamed Axmed
Mushariixinta aaya Codeyntoodu Bilaabatay 5-5-2012 waxa ayna soconeysaa ilaa 15=5-2012,Codeyntaan waxaa lagu kala QWaadayaa Maadama ay tahay wareegii 2 ee ugu Dambeeyay Cod Hal dheeri ah,hadii 2 Musharax ama 3 ay isku cod noqdaan waxaa la sameynaaya wareeg 4 oo kama dambeys ah.
Codeyntaan ka koobneyd 3 wareeg ayaa soo Bilaabatay 26-3-2012.
Ku soo Codee Iimeylkaan
Uurdoox2011@hotmail.com
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|