|
Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka, Badda, Cirka iyo Dhulka oo soo bandhigtay waxqabadka 2011-2012
Mogadishu Isniin 1 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka, Badda, Cirka iyo Dhulka oo soo bandhigtay waxqabadka 2011-2012
Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka, Badda, Cirka iyo Dhulka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka mid ah hay'adaha Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Dokumenti la xariira waxqabadkeedii 2011-2012-ka kaasoo ay ku cadaayeen heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay Wasaaradaasi.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka, Badda, Cirka iyo dhulka Md. Maxamed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa Saxaafadda u soo bandhigay waxqabadkii halka sano ee ay Wasaaradu shaqeyneysay iyo waxyaabihii kala duwan oo ay bulshada u soo qabatay, wuxuuna sheegay in Wasaaradda ay tahay hooyada Wasaaradaha Xukuumada, waxqabadkeeduna uu si dhab ah uga tarjumaayo Dokumentiga hoos ku cad, isagoo hoosta ka xariiqay in Wasaaradu ay ka mid tahay hay'adaha waxsoosaarka dalka kaalin mug lehna ka qaadato kobcinta dhaqaalaha dalka.
(Hoos ka akhriso Dokumentiga Wasaaradda)







Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|