Somali News
    Hees  

Taliyaha ciimada Kenya : "Golaha Ammaanka QM waxaan ka dalbanaynaa inay Soomaaliya ka qaadaan Cunaqabataynta dhoofinta dhuxusha .."

Mogadishu Arbaco 24 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Taliyaha ciimada Kenya : "Golaha Ammaanka QM waxaan ka dalbanaynaa inay Soomaaliya ka qaadaan Cunaqabataynta dhoofinta dhuxusha .."

Anthony Ngere Taliyaha ciimada wadanka Kenya ee ku sugan Soomaaliya ayaa sheegay inay ka dalbadeen golaha amanka ee Q.M sidii looga qaadi lahaa cuna qabataynta saaran dhuxusha Soomaaliya oo loo dhoofiyo wadamada caalamka sida kuwa khalijka, kadib markii ay ciidamada Kenya ay ka Helen gudaha magalada kismaayo 4-milion oo kishash ay ku raseesan yihiin dhuxul.

Tliyaha 2-aad ee ciidamada AMISOM ayaa shaca ka qaaday in warrda qoraal ah uu u diray golaha amanka uu kaga dalbaday in la qado xayirada saran dhoofinta dhuxusha wadanka Soomaaliya.

Golaha amaanka Q.M ayaa cuni qabaten ku soo rogay dhuxusha laga dhoofin jiray koonfurta Soomaaliya kadib cabsi ay ka muujiyeen in lacagaha laga faa’iido ay gacanta u gali karto Al-shababka xiligaasi maamulaayay magalada kismaayo.

Dhinaca kale dhoofinta dhuxusha ayaa ah mid ka mid ah waxyaabaha ay soomaalida ay u iib geeyaan wadama caalamka sida wadamada khaliijka., lama oga sida ay u waajihi doonan dalabka Kenya ay u dirtay golaha amanka Q.M iyadoo weli ay beesha caalamka ka walacsan tahay dhaq dhaqaqa Al-shabab ee Soomaaliya.

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)