Somali News
    Hees  

Kooxo Caan ah oo Xalay Laga jiiray Lugtii 3 ee Champions Liguae 2012-2013,   vs Man City oo ka samirtay Wareega 16ka

Mogadishu Khamiis 25 October 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Kooxo Caan ah oo Xalay Laga jiiray Lugtii 3 ee Champions Liguae 2012-2013,   vs Man City oo ka samirtay Wareega 16ka

Waxaa Xalay laga Ciyaray Qaar ka mida Wadamada Qaarada Yurub  Meertadii 3 e warega Gurubyada Koobka Chamions LIguae 2012-2013 waxana kulmadii Xalay dhacay Laga Jiiray Kooxo Caan ah Kuwaasoo doonayay ina Hogaanka Guruubkooda ku Dabaaldagaan

Kulmadii Xalay dhacay sidatan ayey Natiijadu Noqotay.


Guruub A

Dinamo  Zegrab vs  PSG   0-2

 FC Porto vs Dynamo Kiev  3-2

Guruub B.

Arsenal vs  Schalke    0-2   Arsenal waxa ay ka mid aheyd kooxihi Caanka ahaa ee xalay La Garaacay

Montpellier vs Olampiakos    1-2


Guruub C

Zenit Vs Anderlecht   1-0

Malaga vs Ac Milan    1-0   Kooxda Ac Milan oo Baryahahan Xaaladu ku Adagtahay waxa ay ka mid aheyd Kooxihii Caanka ahaa ee Xalay Laga badiyay

Guruub D. Guruubka Dhimashada Champions Liguae


B.Dortmund vs Real Madrid       2-1  Kooxda Real Madrid waxa ay ka mid aheyd Kooxihi Caanka ahaa ee Xalay La Qalin daaray

Ajex vs Man City                   3-1 Kooxda Man city oo ka samirtay Wareega 16ka inay u soo baxdo ayaa iyaduna ka mid aheyd kooxihii Adkaa e Xalay dhinaca dhulka la dhigay.


Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)