|
Waxa Siweyn Loga Ciiday magaalada Toronto ee Dalka Canada wana maalintii koowaad ee Ciidul Adxa
Toront Sabti 27 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Waxa Siweyn Loga Ciiday magaalada Toronto ee Dalka Canada wana maalintii koowaad ee Ciidul Adxa.
Dad aad uu fara badan oo kuman kuun ah ayaa manta Salada Ciidul adxa ku Tukaday masjiidka weyn ee Darulhijra Islamic Centre ee ku Yala Magalada Toronto.
Dadka ayaa manta Wajiyadoda laga dhehan karay faraxad iyo reen reen waxayna isugu hanbaleynayan Ciid Wanagsan. mamulka masajiidka ayaa alaaba Hanbalyo uu Dira dhaman Umadaha islamka meel waaliba ay jogan.
sheikh Cabdirashid Cali maxamed o ah Mamulaha Masajidka Darulhijra Islamic Centre ayaa umadaha islamanka Salan iyo Hanbalyo iyo Bogadiin u diray asiga oo Ugu hanableyay Qimaha ay ledahay Cida.
manta oo kale waxa una dadki kuman kunka ah uu shegay in ay manta tahay malin qimo badan lo bahan Yahay in les cawiyo, ,Sido kale waxa halakasi muxadaro Dini ah kaso Jediyay sheikh Sacid Rage islamarkana ah imamkii manta Salada Cida Tujiyay Umadi islamka aheed ee mesha isgu Timid Dhinac kale Goobtas ayaa sheikh Sacid Rage kaso Jediyay Wacyi Dini ah.
Madaxa Masajidka Darulhijra Islamic Centre Cabdirisaaq Cumar Godane ayaa asaguna dadka iislamka ah uu shegay in Masajidka la Cawiyo waxa una dadka Xasusiyay in aay gacantoda ciil kaga baxeen kadiib marki Masjiidkan weyn oo markiba ay ku Dukan karan dad kuman kuun ah in gacantoda ku dhisteen Mahadana ilah baa leh.
Gaba Gabdi waxa isugna meshaa ka hadlay Gudomiye ku Xigaenka Xariirka Kubada cagta soomaaliyed Cabdirashid xasan Xersi( Bakin) oo islamar ahaantaana Hambalyeeyay Dhamaan Bahda Sportiga ee Soomaalida Toronto.
Daydnihii Kasoo qayb galay Salada Ciida Ayaa hambalyooyin iyo Farxad ku dhamaysteen saladoodii.
Mahad Carabow Cali Toronto Onterio
mahad554@hotmail.com
Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|