|
Magaaladaan Orebro oo looga dabaal dagay Ciidul Adxa
Örebro Sabti 27 October 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Magaaldan Orebro ayaa si weyn maanta looga dabaal dagay munasabadda Ciidl Axda, ayado dadweyne aad u badan oo ka
kala yimid agagaarka ay ku wada dukadeen masaajidka weyn ee xafadda Vivalla.
Waxa laga dareemayay qiimaha ay maanta leedahay ayago inta badan ay ku labisnayen dhar qurux badan ayey isugu hambalyeynayen
farxadda maanta in kastuu jawiga aad u qabooba.
Hassan Osman




Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|