Somali News
    Hees  

Natiijada wareega 2-aad ee Codayntii 4- Geesoodka oo Maantaa bilaabatay

Mogadishu Isniin 10 September 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!




Natiijada wareega  2-aad ee Codayntii 4- Geesoodka  oo Maantaa bilaabatay


Wareegaan oo ah mid adag ayaa waxa uu socon doonaa 9-19 Sabtembar 2012,waxaan 4ta Santuuq Santuuqa A v B ka soo bixi doona 2 Abwaan iyo 2 Mulaxamiiste ee ugu cod bata kuwaasoo fooda isku dari doona Finalka,halka Santuuqa C iyo D ee dhinaca Heeaaga Wiilasha iyo hablaha ay u gudbi doonaan Wareega Kama dambeysta 3 Hobol ee ugu Cod bata Santuuqa C iyo Santuuqa D


Santuuqa A............... Santuuqa Abwaanada. waxaa loo codeynayaa


Abwaan Cabdirashiid Sheekh Biixi 

Abwaan Xasan Daahir Weedhsame 

Abwaan Saciid Sh. Abuubakar'ilko jiir'

Abwaan Maxamuud Cumar Yare


Santuuqa B................. Santuuqa Mulaxamiistaha waxaa loo codeynayaa


Maxamed Karaama 

Maxamed Saalax Qaasim 


Bashiir Hanuuniye oo helay 

Xasan Cujeer Cajabi

Santuuqa C.................... Santuuqa Fanaaniinta Dhinaca Wiilasha waxaa loo codeynayaa


Axmed Cabdikariin Maxamed' Axmed Biif' 

Cabdi shire Jaamac 'Jooqle' 

Saciid Daauud Cali Masxaf 

Cabdifitaax Axmed Tacabir' Cabdifitaax Yare'

Fuaad Cumar Yare

Maxamed Daauud ' M.Jacbur'


Santuuqa D..................... Santuuqa Fanaaninta dhinaca Dumarka waxaa loo codeynayaa


Saynab 2 dhagax 

Xaawo kiin 

Falis Cabdi

Ikraan Caraale 


Farxiyo Fiska 


Surqa yareey 


N.B Codeeyuhu waxa uu u codeyn karaa 5 santuuq ama mid ka mida,ama 2 ka mida,ama 3 ka mida laakiin uma codeyn karo 2 Abwaan.2 Mulaxamiiste. 2 Fananaiin dhinaca Wiilasha iyo 2 Fanaan dhinaca Hablaha

Ku soo Codee Iimeylkaan.


uurdoox2011@hotmail.com.

 

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)