|
Ururuka Isbaheysiga Ummada soomaaliyeed oo hambalyo u diraaya Madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud.
Gothenburg Isniin 10 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Ururuka Isbaheysiga Ummada soomaaliyeed oo hambalyo u diraaya Madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud.
Anagoo ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden waxaan Hambalyo iyo bogaadin aan u direynaa Madaxwaynaha Cusub ee jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud.
Waxaan Allaha awooda leh ka baryaynaa in uu kugu garab galo masuuliyaadaa wayn ee aad ummadadaada aad u qaaday. Waxaana kuu rajeyneynaa Guul iyo wanaag farabadan anagoo aaminsdan in aad ummada Soomaaliyeed ku hoggaamin doontid una horseedi doontid Horumar iyo baraare.
Afhayeenka Ururka Isnbaheysiga Ummada Soomaaliyeed
Mr Ibraahim Qalinle
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|