|
Proff:C/risaaq Cismaan Xassan (Jurille) oo Waraysi Xiiso Badan Siiyey Warbaahinta Soomaaliyeed (Dhegayso)
Mogadishu Arbaco 12 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Xildhibaan Proff:C/risaaq Cismaan Xassan (Jurille) oo ah Siyaaasi Ruug Cadaa ah Jagooyin Badana Kasoo qabtay Dowladihii Hore ee Dalka Soo Maray ayaa Waraysi Siiyey warbaahinta Soomaaliyeed.
Proff:Juurille Wuxuu ka Hadlay Waxqabadkii Dowladii Waqtigeedu Dhamaaday iyo weliba Qorshihii Geedi Socodka Nabada Soomaaliya ee Loogu Magac Daray Roadmapka.
Proff:Juurille waxa kale oo uu ku dheeraaday Jidadkii ama Heerarkii loo soo maray in xildhibaano la soo xulo ,Waxa taas ku xigtay in Madaxweyne la Doorto.
Proff:Juurille waxa kale oo uu ka Hadlay Macnaha Dastuurku iyo Waxa uu Yahay ,Isaga oo Sheegay in Dastuurku uu yahay Waxa Dad ama Quruumo Meel ku wada Nool ay Heshiis ku Gaaraan.
Halkan Ka Dhegayso Waraysiga Xildhibaan Proff:C/risaaq Cismaan Xassan(Juurille
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|