|
Jaaliyadda waddanka Ireland oo hambalyo u diraayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore
Mogadishu Arbaco 12 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Jaaliyadda waddanka Ireland oo hambalyo u diraayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore
Hambalyo iyo Bogaadin ku aadan Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore.
Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin oga diraynaa Madaxweynihii hore Mudane Shiikh Sharif Sh Ahmed
iyo Madaxweynaha cusub Mudane Hassan Shiikh Maxamud anagoo ku hadlaynaa jaaliyadda soomaalida ku
nool waddanka Ireland(Somali association network of Ireland) marka la soo gaabiyana SANI ugu hooreeyntii
waxaan salaamaynaa labada Madaxweyne ka dib waxaan Mudane Sharif ugu hambalyeeynaynaa horumarka
uu waddanka gaarsiiyey muddada uu xilka hayey(2009-2012) sida uu adkeeyey ammaanka, xiriirka wanaagsan uu
caalamka la sameeyey, wada hadalka uu la bilaabay walaalaheena Somaliland, siduu caasimadda u hormariyey,
soo celintii nidaamka dowliga, la xisaabtanka iyo asagoo suurato galiyey in Magaalada Xamar gudaheeda lagu
qabt doorasho Taariikhi ah intaa ka dib waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Madaxweynaha cusub
Mabruug Madaxweyne howsha laguu doortay alla hakuu yasiro, alla hakaa dhigo nin caddaaladda ku dhaqmo,
Ammanka ku qabto gacan bir ah, maamul wanaagsan, la xisaabtan kuna dhaqa dalka Shareecada diinta islaamka.
wabilaahi towfiiq anagoo kala ah:
1- Ahmed Hassan Gadaf ( Black) iyo xaaskiisa, ilmihiisa oo idil
2- Ahmed Shiikh Mahamed Kulmiye
3- Ahmed Hassan Fiidow
4- Mahamed Addow Abdulle(Ooyaaye) iyo xaaskiisa, ilmihiisa oo idil
5- Mahad Abdirizak(Mahad Alle)
6- Musel Tayib
7- Abdullahi Suleiman Hapani
8- Abdiaziz Mohamed Mursal
9- Abdalla hassan Ibrahim
10- Abdiwali Cumar Cosoble
11- Kassim Shiikh Ali
12- Muhumed Osman
13- Mahamed Hassan Macalin
14-Siid Ali Hussen
15- Macalin Ibrahim Ali Madoobe
16- Abdi Geesey
17- Xaajiya Sahra Muhiyidiin/ Arabow Samow
18- Naciima Cabdullahi Ali
19- Shiine Cabdullahi Ali
20- Aniso Ali Geedi
21- Madiine Haji Khadar
22- Bisharo Ahmed Osman
23- Abdullahi iidow/ Daadir/ MJ
24- Shiikh Abdirahiim Ali Dhaleey
25- Ifrah Ahmed Bilaajo
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|