|
Madaxweynaha wadanka Koofurta sudaan oo waraa-qaha danjirenimo ka gudoomay Ambasador Diinaari (Sawirro)
Mogadishu Khamiis 20 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Madaxweynaha wadanka Koofurta sudaan oo waraa-qaha danjirenimo ka gudoomay Ambasador Diinaari (Sawirro)
Akharistayaasheyna sharafta leh waxaan halkaan idin kuugu soo gudbineynaa Sawirrada madaxweynaha wadanka Koofurta Sudaan Salva Kiir Mayardit oo war-qaha danjirenimo ka gudoomayo Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhidoona wadankan Ambasador C/raxmaan Nuur Maxamad (Diinaari).
Ambasador C/raxmaan Nuur Maxamad (Diinaari) ayaa markii uu gaaray Aqalka madaxtoyada qaranka waxaa loo sameeyay soo dhaweyn qaran asigoona salaan sharafeed ka qaatay ee salaanta ee wadanka Koofurta sudaan.
wuxuuna intaasi kadib xafiiskiisa kula kulmay madaxweyne Salva Kiir Mayardit kaasi oo ka gudoomay waraa-qaha danjirenimo,asigoona u balan qaaday in uu si weyn ula shaqeydoon kuna gacansiidoona gudashada masuuliyada saaraan.







Axmad Cismaan Cali (lafoole)
madaxa war-faahinta ee safaarada
Email:- laffoole@hotmail.com
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|