|
Kulamada ugu culus Maanta vs Beri 3-da horyaal ee sida weyn loo daawado
Mogadishu Sabti 22 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Kulamada ugu culus Maanta vs Beri 3-da horyaal ee sida weyn loo daawado
Waxaa Maanta iyo Bari ka qabsoomi doona Wadamada Ingiriiska,Isbeyn iyo Talyaaniga Lugta Hore ee Kulamda Horyaalka wadamadasi oo wali Bilow ku jira.
hadaba Kulamda la wada sugayo 3 Horyaal Todobaadkana ayaan idiin soo Gudbineynaa.
Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 Meertadiisa 5 Kulamada ugu adag.
Sabti 22-9-2012.
Swansea C.vs Everton 5 Galabnimo Pm
Chelsea vs Stoke City 5 Galabnimo PM
Wigen vs Fulham 5 Galabnimo
Axada 23-9-2012.
Liverbool vs Man utd 4-30 Galabnimo PM
Man city vs Arsenal 6-00 Maqribnimo PM
Horyaalka Talyaaniga Meertadiisii 4aad.
Sabti 22-9-2012.
Juvebtus vs Chievo 9-45 Habeenimo PM
Axad 23-9-2012.
Catania vs Napoli 5 Galabnimo PM
Udinesa vs Ac Milan 5 Galabnimo PM
Lazio vs Genoa 9=45 Habeenimo Pm
N.B kulamada ay ciyaarayaan Kooxaha Juventus ,Lazxil iyo Napoli inkastoo ay Kooxo waaweyn aysan ahewyn hadana Maadam ay 3 Koox isku dhibco yihiin ayaan u door bidnay in kulmadoodu noqdaan Todobaadkana kuwa diiradu saaran Tahay waxaana ay wadajir ugu Hogaaminayaan Horyaalka Talyaaniga 2012-2013 min 9 dhibcood.
Horyaalka La ligaha Isbeyn 2012-2013 Meertadiisa 5.
Sabti 22-9-2012.
ma jiraan kulamo culus oo Todobaadkaan diiradu saaran tahay Horyaalka La ligaha isbeyn 2012-2013
Waxaa Ditaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|