|
Ardeydii Jaamacadii Saxaafadda ee Lafoole oo Tacsi u Diraya Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyoodey Wariye Xasan Yuusuf Absuge
Mogadishu Axad 23 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Ardeydii Jaamacadii Saxaafadda ee Lafoole oo Tacsi u Diraya Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyoodey Wariye Xasan Yuusuf Absuge
Ardeydii Jaamacdii Sxaafadda ee Lafoole oo Tacsi u Diraya Qaoyskii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyoodey Xasan Yuusuf Absuge oo Dhawaan ku Geeriyoodey Magaalada Muqdisho waxaa Tacsida Diraya Ardeydii ay Isku Fasalka ahaayeen oo kala ah
1-Cabduqaadir Mxamed Hiraabe
2-Cismaan Maxamuud Sheekhow
3-Xuseen Xasan Cali
4-Jaamac Cismaan Kaarshe (Iimaan)
5-Maxamed Caili Ciroole
6-Caddeey Maxamed Yuusuf
7-Dhool Cabdulaahi Guure
8-Safiyo Maxamed Ibraahm
9-Muxubo Maxammed Rooble
10-Saciido Maxamed Gacal
11-Ruqiyo Axmed Rooble
12-Canab Axmed Siyaad
13-Genni Maxamed Cawaale
14-Ubax Maxamed Cali
15-Kaltuun Jaamac Cabdulaahi
16-Ayaan Cabdi Aadan
17-Sacdiyo Xuseen Diiriye
18-Cabdi Maxamed Tifow
19-Cabdulaahi Cali Guure( Daleey)
20-Cabadulaahi Cumar Cali Hindi
21-Cabdiraxmaan Macalin Xasan
22-Axmed Daahir Sabriye Dhaga-Cadde
23-Cumar Muuse Saalax
24-Sayid Cumar Macalin Muuse
25-Maxamed Shiikh Muxumed
26-Cabdiraxmaan Faarax Maxamed (Bakool)
27-Xasan Cismaan Xuseen
28-Amiin Yuusuf Khasaaro ama Maxamed Yuusuf Maxamed
29- Cabdisalaan Xaaji Bashiir
30-Cabdulaahi Maxamed Ibraahim (Xuubeey)
Haddii aan Dib u Milicsano Taariikh Nololeedkii Xasan Yuusuf Absuge waxaa uu ku dhashey Degmada Afgooye Dugsigiisii Hoose /Dhese iyo Sareba waxa uu ku soo qaatey Degmada Afgooyy,waxaa uu Shaqadii Qaranka uu Macaln ka so nooqdey Magaalada Hargeysa ka dib waxaa uu ka mid noqdey Ardaydii heshey Jaamacadda Ummada Sooaaliyeed gaar ahaan Kuliyada Saxaafadda (Journalism) Markii uu ka soo qalin jabiyey Jaamacadda waxa ka mid noqdey Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta gaar ahaan Talefishinkii Qaranka Soomaaliyeed ka dib Dagaaladii Sokeeye Xasan Yuusuf Absuge kama harin Bahdii Saxaafada oo waxaa uu ka soo shaqeeyey Idaacadaha kala Duwan ee Magaalada Muqdisho
Waxaa Ilaah uga Baryaynaa in uu Jannadii Fardowsa ahayd ka Waraabiyo Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka tageyna Samir iyo Iimaan Aaamiin…Aaamiin
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|