|
Wareegii Finalka ee codka 1 dheerida Codeyntii 4 geesoodka oo Maanta Bilaabatay
Mogadishu Arbaco 26 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Wareegii Finalka ee codka 1 dheerida Codeyntii 4 geesoodka oo Maanta Bilaabatay.......
Waxaa Maanta la Daahfuray Wareega Kama Dambeysta Codeyntii 4 geesoodka Fanka 2012-2013 waxaana Wareegaan oo ah mid lagu kala baxayo cod 2 dheeri ah ay u dhici doontaa sidatan iyadoo Codeyntu socon doonto 26-6 Oktoobar2012.
Qofka Codeynayaya 4ra Santuuq waaa ka qeybgali kara a codeynteeda lakiin uma codeyn karo 2 fanaan,ama 2 abwaan ama 2 laxamiiste.
Santuuqa A ww Abwaaanka Sanadka 2012-2013 oo ah Wareega 3 ee Finalka waxaa isagu soo Haray
Cabdirashiid Sheekh Biixi
Saciid Sheekh abuubakar' Ilkojiir'
Santuuqa B Laxansameeyaha waxaa isagu soo Haray Finaka Laxamistaha sanadka 2012-2013
Maxamed Karaama
xasan Cujeer cajabi
Santuuqa Fanaanka Sanadka 2012-2013 waxa isagu so Haray wareega 2 ee Finalka
Axmed Cabdikariin Maxamed ; A. Biif,
Cabdi shire Jamac' Jooqle'
Cabdifitaax Axmed Tacabir' Cabdifitaax Yare'.
Santuuqa Fanaanada Sanadka 2012-2013 waxaa isagu soo Haray Finalka Wareega 3 ee Kama dambeysta
Xaawo Kiin
Falis Cabdi
Ikraan Caraale.
ku soo codee Iimeykaan.
Uurdoox2011@hotmail.com
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
PUBLISHER
Sell simple text link ads on your website and make money.
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|