Somali News
    Hees  

Golaha aqoonyahanada beelaha Banaadiriga oo taageeray doorashada gudooomiyaha baarlamaanka cusub ee soomaaliya iyo musharaxnimada madaxweynaha Farmaajo

Mogadishu Isniin 3 September 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Gollaha aqoonyahana iyo dhalinyarada banaadiriga oo taageeray Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya iyo Musharaxnimada Madaxweyne Farmaajo

Shir ay isku yimaaden gollaha aqoonyahanada iyo dhalinyarada banaadiriga oo ay ku taageerayeen Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtey magaada muqdisho ee gobolka Banaadir

Shirkaas oo ay ka soo qeybgaleen dadweyne aaad u fara badan oo ka kale yimad qeybaha uu ka kooban yahay degmada xamar weyne, ayaa waxaa shir gudoominaayay Guddoomiyha guddoomiyaha golaha aqoonbyahanada iyo dhalinyarada banaadiriga iyadoo dadkii ka soo qeybgaley shirkaas ay dareenkooda ku muujiyeen tageerida ay u hayaan guddoomiyaha Barlaamnka .

Guudoomiyha golaha aqoonyahanada oo halkaas ka soo jeediyey khudbad dheer oo ka hadleyso marxaladaha uu dalka soo marey iyo heerka wax qabadka ex raiisal wasaarihii hore ee farmaajo waxaa kaloo uu ku dheeradey wax qabadkii raiisal wasaarihii hore ee maxamed cabdulaahi maxamed farmaajo muddadii ay jirtey, waxay qabaten oo ah mid ku dayasho mudan.

Sidoo kale wuxuu gudoomiyaha golaha aqoonyahanada uu sheegay sida ay u taageersan yihiin aqoonyahanada iyo dhalinyarada banaadiriga eek u dhaqan dalka soomaaliya sidoo kale waxaa halkaasi laga sheegay taageerada ay u hayaan in dib mar kale loo doorto musharxnimada madaxweyne maxamed cabdulaahi maxamed, islamarkaana waxay cadeeyeen inuu taageersan yihiin in mar kale uu noqdo Madaxeynaha cusub

Gabagabadii kulankaasi ka dhacay magaalada muqdisho waxaa lagu taageeray musharaxnimada raiisal wasaarihii hore ee famaajo waxaa ku dhamaaday sidii loogu tala galay

wabilaahi towfiiq

w,d dr.ali omar abati binfaghi

guddoomiyaha golaha aqoonyahanada banaadiriga

email banaadir.intelectualyouthcouncil@yahoo.com

dr.abatialfaghi@yahoo.co.uk

 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)