|
Gudoomiyaha jaaliyada Somaaliyeed Ee Dalka Jarmalka Safiyo Keynaan oo Dhambaal Taageero Ah u Direysaa Gudoomiyaha Cusub Ee Barlamaanka Somaaliya Prof.Jawaari
Bonn Isniin 3 September 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Gudoomiyaha jaaliyada Somaaliyeed Ee Dalka Jarmalka Safiyo Keynaan oo Dhambaal Taageero Ah u Direysaa Gudoomiyaha Cusub Ee Barlamaanka Somaaliya Prof.Jawaari :-- Daawo Sawirada
Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Jarmalka Safiyo Keynaan Iyadoo ku hadleysa Magaceeda kan Jaaliyada Soomaaliyeed Ee ku Nool Guud ahaan Dalka Jarmalka.
Waxa ay Taageero Buuxda u Direysaa Gudoomiyaha Cusub ee Dhawaanta loo Doortay Barlamaanka Somaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari waxa ay Gudoomiyaha Jaaliyadu sheegtay in waqtigaan xaadirka uu yahay waqtigii ay Soomaaliya u Baahneyd Ruux ku Hogaamiya Cadaalad,Sinaan Iyo Aqoon,waxaan Hubaa in inta aan sheegay uu yahay Ruux ku Sifoobay Prof.Jawaari waxaana Ilaahey uga baryeeynaa in uu u fudeydeeyo xilka culus ee loo dhiibay.

Cabdirashiid Shaam
Madaxa Somaliweyn Media center Germany
shaamabdi977@msn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|