Somali News
    Hees  

Jaamacada Fairland oo ay maanta ka qalin jabiyeen dufcadii ugu horaysay ee wax ka barata xarunteeda Hargeysa iyo xaflad balaadhan oo loogu qabtay Hotel Maansoor

Hargeysa Khamiis 6 September 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Jaamacada Fairland oo ay maanta ka qalin jabiyeen dufcadii ugu horaysay ee wax ka barata xarunteeda Hargeysa iyo xaflad balaadhan oo loogu qabtay Hotel Maansoor

Xaflad lagu qabatay hotel maansoor ee magaalada hargeysa oo lagu maamuusayey qalin jabinta ducadii koowaad ee ka baxda jaamada far land ayaa marti sharaftii ka soo qayb gashay waxa ka mid ahaa xaflad lagu qabatay hotel maansoor ee magaalada hargeysa oo lagu maamuusayey qalin jabinta dufcadii koowaad ee ka baxda jaamada far land ayaa marti sharaftii ka soo qayb gashay waxa ka mid ahaa gudoomiyaha golaha wakiilada CADBI RAXMAAN CIRRO, wasiirka ganacsiga CABDI RISAAQ KHAALIF AXMED, wasiirkii hore wasarada warfaafinta BOOBE YUUSUF DUCAALE, marwo FAADUMO SICIID, wasirkii arimaha gudaha ee xukuumadi hore BABDILAAHI CIRRO, maamulka sare ee jaamacada farland ee hargeysa iyo uganda iyo martisharafa kale oo badan, waxaana halkaasi ka hadley guddomiyaha guddomiyaha golaha wakiilada cabdiraxmaan ciro oo hambalyo u diray dhamaan ardeyda maanta lka qalin jabisey jaamacadan iyo maclimiint wax soo baraya iyo waalidiinta, isagoo kula dardaarmay halkaas ka sii wadaan wax barashada, iyo in waixii ay barteen ay wadankooda iyo bulshadooda wax ugu taraan.

Waxa sidoo kale halkaasi ka hadley maamulha jaamcada faitland universtiy qaybteeda magaalada hargeysa pro CABDI SAMAD oo ka warbixiyey heeerarkii kala duwanaa ee ay soo maratay jamacadu siyaabha ay u shaqayso iyo waxyaabaha ay kaga duwan tahay jaamacadaha kale.

Waxa isna halkaasi shahaadooyin gudddonsiyey maaulka guud ee jamacada fair land oo ah nin u dhashay wadanka uganda ardeydii ka qalin jebisey qaybaha kala duwan.

Jaamacada fairland universty waaa jaamcad ka mida jaamcadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee jira caasimada somalilad ee hargeysa waxaana laga leeyahay wadanka uganda.

Gabagabadii ardyda maanta maanta ka qalin jebisey jaamacadan waxa ay noqonayaa dufcadii ugu horeysay ee ka qalin jebisa jamacadan.










Jamaal Ibrahim Maxamed
Somaliweyn Media Center
Hargeysa,
Tel. 002522-4405388 
mustaqbal7@hotmail.com

 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)