Ogeysiis
Kulan soo dhaweyn
Dadweynaha degen Magaalada Gothenburg waxaa la ogeysiinayaa in ay ka soo qeeb galaan kulan lagu soo dhaweynaayo labada maryo oo magac dheer ku leh u ololeenta Nabada Soomaaliya ku waas oo kala ah
1. Marwo Caasho Cumar Geesdiir
2. Marwo Maryan Jaceyl
Kulankaas oo lagu qaban doono magaalada Gothenburg Sweden:
Goobta: Medborgekonturet Gamlastan
Waqtiga: 3 June Saacada 16:00-- 22:00
Kala xiriir warbixinta
Shamso: 0739700738
Adan Oor: 0703658401

|