Somali News
 

Ogeysiis: Tartanka koobka Ramadaanka ee Göteborg 2012

Tartanka koobka Ramadaanka ee Göteborg 2012

Waxaa dhamaan bahda isboortiga jecel ee degan Magaalada Göteborg iyo nawaaxigeedaba lagu wargalinayaa in dhawaan la qaban doono Tartan kubbadda cagta ah oo lagu maamuusayo bisha barakaysan ee Ramadaan, kaasoo ka furmi doona garoonka weyn cayaaraha ee Bläsebovallen ee xaafada Angered.

Isla markaana waa in dhamaan mas`uuliyiinta iyo kooxaha ha isa soo diwaan geshaan dhawaan, ugu dambayn 19 juli tartanka cayaareedka koobka Ramadaanka.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir mas`uuliyyinta kala ah:

Sharmarke Xaaji Daib 0766277234

Abshir Cabdi Daahir 0736188645



Midnimo IF