Somali News
 

Ogeysiis ku socda jaaliyada soomaaliyeed ee ku noon Koonfurta magaalada London

Waxaa lagu war galinayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London gaar ahaan Koofurta xaafada Streatham iyo nawaaxigeeda in loo diyaariyay goob weyn oo ey Salaada ciida ku wada tukan doonaan Soomaalida iyo dhamaan muslimiintaba Salaada kadib waxaa halkaasi lagu diyaarin doonaa Barnaamijyo badan oo ey ugu horeen doonto Caruurta qalab ey ku cayaaraan tartamo kala duwan oo caruurta loo sameen doono Galabki waxaa jiri doono Tartan xagga Orodka ah haduu rabbi qadaro ka soo qeyb gal wacan