Xaflad lagu taagerayo musharaxa prof. Cabdiweli
Xaflad Lagu Taagerayo Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliyeed Prof. Abdiweli Mohamed Ali Gas Ee Ka DHacaysa Magaalada Gothenburg, Maalinta Arbacada Ah, Bishuna Tahay 15/8.

- Taariikhda: Maalinta Arbacada Ah, Bishuna Tahay 15/8/2012
- Saacaddu Marka Ay Tahay: 17.00-21.00
- Goobta Xafladda Lagu Qabanayo: Salviagatan 52, Gårdsten
- Taageeradaa U Muuji Badbaadiyaha Qaranimada Soomaaliyeed Iyo Hogaamiyaha Badbaado Qaran, Prof: Abdiweli Mohamed Ali Gaas
- Kala Xiriir
- Istarliin 0733909878 iyo SHarmarke Haji Dayib 0766277234
|