Shirkadda diyaaradaha ee jubba airways ee aad uga barateen safer toos ah iyo adeeg raaxo leh waxay ugu bishareyneysaa ummadda Soomaliyeed ee musliminta ah in ay bilowday howlihii xajka sannadkaan 2005/2006 ee ku aadan 1426H. Fadlan si deg deg ah ulasoo xariir xafisyada Jubba airways ee hoos kuxusan. Hamoogan Jubba airways Mahadsanidin.